Foomka Codsiga (Application Form)

1
Macluumaadka Shakhsiga (Personal Information)
2
Faahfaahinta Waxbarasho (Academic Details)
3
Dukumentiyada Loo baahan yahay (Required Documents)
4
Dib u eeg & Gudbi (Review & Submit)
Tilmaamaha Codsiga (Application Instructions)
  • Fadlan buuxi dhammaan meelaha muhim ka ah (*) si aad u buuxiso codsiga. (Please make sure all required fields are completed.)
  • Inta aadan bilaabin codsigaada, fadlan hubi inaad iskaan (scan) ama Sawir ku heysato dokumentiyaasha hoos ku xusan:
    1. Sawir teesare ah
    3. Shahaado dugsi sare ama kaarka imtixaanka aad ku gashay
    2. Aqoonsi (NIRA, Passport, Dhalasho)
    4. Warqadda bangiga (bank) ee lacag bixinta
  • Iska hubi macluumaadka aad galisay kahor intaadan dirin (Review all your information before submission)
Macluumaadka Ardayga (Student Information)
Fadlan gali magacaaga oo afaran sida uu ku qoran yahay dukumentiyada rasmiga ah
Ku dar koodka dalka (tusaale 252 Soomaaliya)
Sawirka Ardayga (Student Photo)
PNG, JPG, JPEG, GIF (Ugu badan 5MB)

Xogta Waxbarasho (Educational Background)
Xarunta/Goobta (Campus/Location)
Doorashada Kuliyada (Faculty Selection)

Macluumaadka Masuulka (Guardian Information)
Bixinta Lacagta Codsiga (Application Fee Payment)
Fadlan dhammaystir bixinta lacagta ka hor inta aadan gudbin foomkan. (Please complete your application fee payment before submitting).
Dooro bangiga aad lacagta codsiga ku bixisay (Select the bank where you made the application fee payment)
Gali lambarka tixraacda macaamulka ee ku qoran rasiidhkaaga bangiga (Enter the transaction reference number from your bank receipt)
PDF, JPG, PNG (Ugu badan 10MB)
Soo geli sawir ama document ga rasiidhkaaga lacag bixinta (Upload a clear photo or scan of your payment receipt)
Dukumentiyada Loo baahan yahay (Required Documents)
Shahaadada Dugsiga Sarre ama ID card imtixaanka (School Certificate or Exam ID card)
PDF, DOC, DOCX, JPG, PNG (Ugu badan 10MB)
Shahaadada Dhalashada ama Card Aqoonsiga Nira ama Passport (Birth Certificate, Passport)
PDF, DOC, DOCX, JPG, PNG (Ugu badan 10MB)