Applications are open until 24 Sep 2026

Codsiga Soo Gelitaanka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed | Sanad Tacliimeedka 2026-2027

Dokumentiyaasha Lagama Maarmaanka ah (Required Documents)

Inta aadan bilaabin codsigaada, fadlan hubi inaad iskaan (scan) ku heysato dokumentiyaasha hoos ku xusan:

1
Sawir teesare ah
(Passport Photo)
2
Aqoonsi (NIRA, Passport, Dhalasho)
(Identification Document)
3
Shahaado dugsi sare ama kaarka imtixaanka
(High School Certificate or Exam Card)
4
Warqadda bangiga ee lacag bixinta
(Bank Payment Receipt)